Wararkii Ugu Dambeeyay Xiisada u dhaxeysa Dowladaha Turkiga iyo Gariiga

Turkiga iyo Gariiga ayaa dhowaan dib u billaabi kara wadahadallo ku saabsan muranka aagga ay kala sheegtaan ee badda Mediterranean-ka, laakiin hogaamiyaasha Midowga Yurub ee toddobaadkan kulmaya ayaan caawin doonin arrintaasi haddii ay Turkey ugu hanjabaan cunnaqabateyn, sida uu yiri afhayeenka madaxweynaha Turkiga. Labadan dal ee deriska ah kana tirsan xulufada NATO ayaa waxaa u … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Xiisada u dhaxeysa Dowladaha Turkiga iyo Gariiga